Qeexid

"Dhogor, baal iwm maqaar xoog uga gurasho."

Qeexid Kale

Caw, nagaar iwm xoolo ilka ku goosasho.

Qeexid Xigta

Laf hilib ka feenasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rifo oo kali ah:
  • "Askarigii lagu helo isagoo lacago baad ah ka qaadanaya gaadiidka, wuxuu la kulmi doonaan in la ganaaxo, garaadaha laga rifo, la xiro iyo in xitaa shaqadiisa uu waayo" ayuu si caro leh u yiri taliyaha booliiska Gobolka Banaadir.
  • “Huuhaadu digashiyo habsabaale weeyaan waana ay qaadayeen ubaxii kacaanku kadib, Moorganbaa markaa mikrifoonka lagu soo dhaweeyay.