Qeexid

"Waran, hooto iwm oo si xoog leh loo tuuray."

Qeexid Xigta

Diin lagu jiray oo laga baxo, laga noqdo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga riddo oo kali ah:
  • Ururka Al-shabaab oo ku tilmaamay xukuumada mid riddo ah ayaa horay u sheegay inaysan aqbalayn hadii xukuumadu ay ansixiso ku dhaqanka sharciga Islaamka, balse ansixinta maanta kama aysan hadlin.
  • Maxkamadda ayaa waxaa hadda u furan laba arrin midkood oo ah in kiiska Xaaji Abuukar ay u gudbiso Maxkamadda sare ee dalka Kenya iyo inay xukun ku riddo ganacsade Xaaji Abuukar shanta Bisha February.