Qeexid

"(-dmay, -dantay; -dmi) Xabbad wax la riday noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ridan oo kali ah:
  • Sidaa darteed erayga "Waddaniyad" agtiisa qiime sidaa u sii ridan kama laha, qaamuuska noloshiisana kuma jiro.
  • Qalabka ay ku deeqday ICRC oo ah teendhooyin ayaa loogu talogalay in loo dhiso dadka uu cudurka shubanku soo ridanayo ee ay ka buuxsameen sariiraha Isbitaalka Kismaayo, si ay u helaan xanaano.