Qeexid

"Wax hoos u sii deyn."

Qeexid Kale

Xabbad, waran iwm gannid. 4. Wax wax kale dul saarnaa ka tuurid. 5. Ka r.: dugaag ama tuug wax uu sito ka dhigid. 6. Ku r.: xoolo ama dad jid ay maraan ku hagaajin. 7. U r.: meel ama weel gudihiisa wax gelin si wax ku jira loogala soo baxo. 8. Isha ka r.: arrin xalkeeda asiibid. 9. Dib u r.: arrin fulinteeda dib u dhigid.

Qeexid Xigta

Qof jago ama dhibco ka qaadid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rid oo kali ah:
  • Ciise oo dhaawac ahaan loogu qaaday Isbitaalka Keysaney ayaa halkaa ku dhintay, waxaana saxaafada u xaqiijiyay geeridiisa agaasimaha Isbitaalka Keysaney Dr.
  • Gobolo iyo degmooyin hadyad loo bixinaayo, qaarna abaalgud looga dhigayo taageeridda madaxweyne Cigaal.