Qeexid

(kiim.) Xaddi walax ah oo ku jira halbeeg-muggeed milan ah. Halbeegga ribnaantu waa mool dm(-3). Ribnaan cufeedku waa cufka milmaha ku jira halbeeg muggeed kasta. Ribnaanta mool-lani waa inta mool ee milmaha ku jirta halbeeg muggeed kasta. Ribnaanta moolal waa xaddi walaxeedka ku jira hal kiiloo-garaam oo milaha ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ribnaan oo kali ah:
  • Daloolka urura ayaa ilaaliya ribnaanta biyaha ee unugga amiibada.
  • Daloolka urura ayaa ilaaliya ribnaanta biyaha ee unugga amiibada.