Qeexid

"Cid masabidid."

Qeexid Xigta

U r.: cid u hanjabid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ribee oo kali ah:
  • Anigu ma rabo wax xaaraan ah, mana doonayo in aan bani-aadam kale ribeeyo, waxa keli ah ee aan doonayaa in si cadaaladdi ku jirto loo qaado dacwadda na dhextaalla aniga iyo C/raxmaan Alla-magan.
  • Haddaba waxaa haboon in aan qofka wax aanad cadayn u hayn laguma ribeeyo, waa xaaraan, abaal baananu ugu haynaa."