Qeexid
Geed hareeriga u eg, qodax lahayn, ubax cad oo udgoon leh, oo laga goosto udbaha aqallada.
Geed hareeriga u eg, qodax lahayn, ubax cad oo udgoon leh, oo laga goosto udbaha aqallada.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Geed weyn, toos u baxa, oo aan qodax lahayn oo udbaha iyo tiirarka laga goosto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Silig shaqab ah oo sariiraha lagu sameeyo.
Qeexid Xigta: Miro kuuskuusan oo miraha gobka ka yara weyn leh midab madow oo dharka lagu dhaqan jiray.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]