Qeexid

"Cod ay samayso hal dhashay marka ay ilmaheeda nuujin la rabto; dunuunuc."

Qeexid Kale

Dhawaaq weyn oo libaaxu sameeyo. ld riin1.

Qeexid Xigta

Cod ka soo baxa qof sad u buka; jibaad; taah; talal.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga reen oo kali ah:
  • Deegaano ka mid ah Gobalka G/Guduud oo Maanta Dagaalo ku dhemareen Xoogagga Shabaab iyo Ahlusunah 11 Jan 2010- dagaladaasi ayaa la sheegay in ay geysteen khasaarooyin soo kala gaaray dhinacyadii dagaalamay..
  • "Markii Qaraxyadu ay dhacayeen, ciidamadeenu waxay ku jireen howlo ay kooxaha dowlada kasoo horjeeda kaga baarayeen gaadiidka dadweynaha, waxaana dhintay laba askari, laba kalena way dhaawacmeen" ayuu yiri Sh.