Qeexid

"(muus.) Durbaan weyn."

Qeexid Xigta

(c.nafl.) Xuub yar oo u dhexeeya dhegta qaybteeda sare iyo midda hoose.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga reeme oo kali ah:
  • Gaadiid dagaal oo ka yimid Madaxtooyada ayaa la sheegay inay gaareen guriga la weeraray ayna ka qaadeen dhaawacyada iyo maydadka, waxaana dadka xaafadaas ay sheegeen inay cabsi weyn dareemeen.
  • Gabayaaga waxa si fiican ugu magac bixisay luqada carabiga oo ku tilmaantay dareeme, (Shaacir) qur’aanka Ilaahayna suurad dhan ayuu Ilaahay ku tilmaamay gabayaaga, ama shucurada, gaar ahaana aayadaha ugu dambeeya.