Qeexid

"Wax la bixinayo qaar la harid."

Qeexid Xigta

Wax fal xun ka celin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga reebo oo kali ah:
  • Mar labaadkana wuu dhamaaday xiligii ay dawladu sharciyan jirtay, oo ku eekayd 15 May 2003 marka laga reebo madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka oo ay dadku si sharci ah u soo doorteen.
  • Magaalada Gaalkaco ayaa dhowr bilood ka hor waxaa ka dhici-jiray dilal qorayshaysan iyo qaraxyo kuwaas oo intooda badan cid loo qaban, hase ahaatee, muddooyinkan ayaan dilalkii qorshaysnaa ay yaraadeen marka laga reebo Wariye dhawaan halkaas lagu dilay.