Qeexid
Wax samayntooda iyo cuniddooda la diiddanyahay ahaansho.
Qeexid Xigta
Laba xaraf wax shaqal la iskula xiray ahaansho.
[-bnaa, -bnayd]
f.mg4Wax samayntooda iyo cuniddooda la diiddanyahay ahaansho.
Laba xaraf wax shaqal la iskula xiray ahaansho.
Fal / verb
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Fal samayntiisa la xaaraantinnimeeyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Magac xiddig dadku sharaystaan.
Qeexid Xigta: Qof dhasha xilliga xiddigga reebanti uu muuqdo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld reebe. Fargashi dhumuc yar oo kaatumada waaweyn lagu xannibo; marwad.
Qeexid Xigta: ld reebe. Ilmo dhashay xilli ku aaddan xiddigga reebanti oo dadku sharaysto.
Qeexid Kale: Hambo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg reebban. ld reebbanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: (f.g) Nafley ama wax kale wax ay la socdeen raaciddooda u diidid.
Qeexid Xigta: (f.mg) U r.: farriin, lacag iwm cid meel u dhigid.
Qeexid Kale: (f.mg) Ka r.: cid fal xun oo ay samaysay ka celin. 4. (f.mg) Laba xaraf shaqal iskula xirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Mindi, waran iwm wax la radeebay ahaansho.
Qeexid Xigta: Ciid, dhagax iwm wax hoos loo nabay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg reeban. ld reebnaan-sho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg reebo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Wax la bixinayo qaar la harid.
Qeexid Xigta: Wax fal xun ka celin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld reeb.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Biyaqabatin weyn ku sameysma buuraha agtooda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Wax qiyaas lagu gooyey ahaansho.
Qeexid Xigta: Ku j.: wax, wax kale lala ekeysiiyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld reebis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld reebid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld riixaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Dhinac; gees; baal; dhan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-oomay, -oontay; -oomi) Ka r.: cid fal xun oo ay samayn jirtay ka waantoobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Cod ay samayso hal dhashay marka ay ilmaheeda nuujin la rabto; dunuunuc.
Qeexid Xigta: Cod ka soo baxa qof sad u buka; jibaad; taah; talal.
Qeexid Kale: Dhawaaq weyn oo libaaxu sameeyo. ld riin1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-eemay, -eentay; -eemi) Hal dhashay, qof buka, libaax iwm reen samayn. ld riin2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Laba qof oo isqaba iyo ubadkood; qoys.
Qeexid Xigta: Dhawr qoys oo wadaaga dhalasho ama degaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]