Qeexid

"ld reebe. Fargashi dhumuc yar oo kaatumada waaweyn lagu xannibo; marwad."

Qeexid Kale

Hambo.

Qeexid Xigta

ld reebe. Ilmo dhashay xilli ku aaddan xiddigga reebanti oo dadku sharaysto.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga reeb oo kali ah:
  • Cameroon Oo 1-0 Kaga Adkaatay Senegal Kooxda Qaranka ee dalka Cameroon ayaa hore ugu sii tallaabsatay isreeb-reebka koobka dalalka 17-ka ah, kadib markii ay 1-0 kaga adkaatay kooxda dalka Senegal ciyaar ka dhacday Yaounde - Dalka Cameroon.
  • "Inta badan, degmada Dhuusomareeb innaga ayaa qabsannay, waxaana ku sugnayn muddo kooban dib ayaana uga baxnay" ayuu sarkaal ka tirsan Al-shabaab idaacado taageera taageerta oo ka kala howlgala Muqdisho iyo degmada Kismaayo.