Qeexid

"Shacbiweynaha aan askarta ahayn."

Qeexid Xigta

Shacbiweynaha inta aan dawlad-da u shaqayn. ld rayad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rayid oo kali ah:
  • Wararka aan ka heleyno Isgoyska Sanca ayaa waxay shegayaan in labo ruux oo rayid ah ay ku dhaawacmeen iska horimaadkaas, waxayna ciidamadii maamulka degmada Kaaraan ay ceyriyeen kooxihii burcada.
  • Laba askari ayaa ku ku dhintay dagaalka, waxaana ku dhaawacmay in ka badan 4-qof oo ay ku jirtay haweeney rayid ah, wuxuuna dagaalku socday in ka yar 10-daqiiqo.