Qeexid

"Geed weyn, toos u baxa, oo aan qodax lahayn oo udbaha iyo tiirarka laga goosto."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raydab oo kali ah:
  • Isagoo dhinbill raydab iyo dhuuga sare moodo *21.
  • Isagoo dhinbill raydab iyo dhuuga sare moodo *21.