Qeexid

Dareen naxariis iyo turaal leh oo dadku gaar u leeyahay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raxmad oo kali ah:
  • Masaajidku waa il ka mid ah ilaha jannada, oo Raxmada Alle ku soo degto, Naxariistiisuna ay hadhayso, habeenkiina nuur ayaa ka baxa malaa'igtu soo eegato.
  • Qoysaska farxaanka ah oo xoogan, cilaqaadka u dhexeeya dadka waaweyn iyo carruurta waa mid hagaagsan, wax kaalmaynaya, raxmad iyo xaqna ku dheehan yihiin, kaas oo carruurtu ay leeyihiin dareen adag iyo lahaansho.