Qeexid

"Magacyada Eebbe mid ka mid ah."

Qeexid Xigta

R. ah: qof naxariis badan. ld raxiim.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raxiin oo kali ah:
  • C/raxman Farole oo si weyn loogu soo dhoweyay Garowe Musharax Faroole oo ka hadlaya Barxada C/raxmaan Maxamed Faroole oo kamid ah musharaxiinta hogganka sare ee Puntland ayaa maanta duhurnimadii si weyn loogu soo dhoweeyay casimada DGPL ee Garowe.
  • Dhinaca kale mudada loo kordhiyay guddiga maamul u sameynta gobolka Banaadir ayaa ku soo beegmeysa iyadoo ay sii badanayaan musharaxiinta u tartameysa jagada Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo kan Duqa Magaalada Muqdisho.