Qeexid

"Hanti. “Reer iyo r. ma leh”; xoolo la dhaqdo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raxan oo kali ah:
  • Qaraxan ayaa waxaa ku dhaawacmay Taliyaha qeybta Waliyoow Cadde Gaashaanle Sare Maxamed Cusmaan Doobiyo iyo Taliyaha saldhiga Wardhiigle Gaashaanle Sare Abuukar iyo sadax askari oo ilaalo u aheyd oo uu midkood halis yahay.
  • Qaraxan oo ah kii afaraad ee ka dhaca Muqdisho maanta iyo xalay iyadoo saakayna qarax midkan la mid ah lala beegsaday ku xigeenada duqa magaalada Muqdisho xili ay marayeen halka caawa uu ka dhacay qaraxa.