Qeexid

"(-xyo, m.dh) Dhul bannaan oo sarreeya dhagaxna leh."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rawax oo kali ah:
  • Markii la soo rawaxay ayuu Xassan arkay iyada oo hablo la joogta, inta uu aayar ka soo dhuuntay saaxiibkiisii isagana la saaqay, ayuu geed aan wax sidaaya ka dheereyn meesha ay joogtay ku dhabbaray.
  • Oo haddii ay u ekaatay ma dan buu ka leeyahay wuxuuba rabaa in ay hore u rawaxdo oo uu tu yar isku ceshado'e.