Qeexid
ld raatib; ld ratibid.
ld raatib; ld ratibid.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Hawl fulinteeda cid u xilsaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Quraan akhris, werdi iwm oo waqti go'an si joogto ah loo sameeyo.
Qeexid Xigta: (- byo, m.dh) Laba iniinood oo ka mid ah iniinaha tusbaxa oo tirooyin go'an u kala qaybiya tusbaxa middood. ld ratib1 (1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Lab geel oo da'dii rarashada gaaray.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld ratib1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: U r.: cid hawl fulinteeda u xilsaaran ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg ratiban. ld ratib-naansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (c.nafl.) Xuub xasaasi u ah ilayska oo ku dhereran gudaha hore ee isha. Retiinuhu wuxuu ka koobanyahay laba lakab. Lakabka hoose, wuxuu ka koobanyahay unugyo dareenwade, dhuu-mo dhiig iyo laba nooc oo unugyo xasaasi u ah ilayska. Lakabka sare wuu midabay sanyahay, kaas oo ka hortagga ilays noqod-ka dambe ee ilayska.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh ld ratibnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Qalab xubnihiisu kala daadsan yihiin ama isku daadsanyihiin la isku xirxiro.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: ld kaddib3.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]