Qeexid

"Khaanado dusha ka bannaan oo lagu sameeyo dukaamada lana saaro alaabta la gadayo."

Qeexid Xigta

Habka la isu dulsaaro alaabo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raso oo kali ah:
  • Madrasooyinkaan faraha badan oo rag wadaaddo ah ay ka hirgeliyeen dhammaan gobollada dalka, ayaa waxaa lagu baranayay culuumta kala duwan ee diiniga iyo culuumta maadiga.
  • Waaliddiinta Soomaaliyeed ayaa noqday kuwa carruurtooda ujiheeya dhanka madrasooyinka islaamiga ah, iyagoo doonaya in ilmahooda ay noqdaan kuwa noloshooda la soo bixi kara, si aysan uga mid noqon kuwa qabqablayaasha ay ku adeegtaan.