Qeexid
R. ah: naag baali ah.
R. ah: naag baali ah.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Nadaafaddarro iyo kala daad-sanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-dyo, m.dh) Warqad qoraal ah oo la siiyo qof lacag laga qabtay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: R. ah: shaah caleenta iyo sonkortuba ku badan yihiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-yo, m.l) (dii.) Haweeney macsida badsata.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Khaanado dusha ka bannaan oo lagu sameeyo dukaamada lana saaro alaabta la gadayo.
Qeexid Xigta: Habka la isu dulsaaro alaabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Xabbad baaruud kala firirta leh oo lagu laayo shimbiraha iwm.
Qeexid Xigta: Qa-raaxad ka kooban xaashi adag oo ay baaruudi ku jirto oo inta badan iidaha iyo xafladaha la rido.
Qeexid Kale: R. ah: bunduqa lagu rido xabbadaha rashta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]