Qeexid

(-dyo, m.dh) Warqad qoraal ah oo la siiyo qof lacag laga qabtay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rasiid oo kali ah:
  • Marar fara badan waxa dhacda inaan lacagta laga qaado qurba jooga aan loo jarin rasiidka lacag qabashada, taas oo loo malaynayo inaanay ku wada dhicin khasnadda dawladda.
  • Marar fara badan waxa dhacda inaan lacagta laga qaado qurba jooga aan loo jarin rasiidka lacag qabashada, taas oo loo malaynayo inaanay ku wada dhicin khasnadda dawladda.