Qeexid

"Nadaafaddarro iyo kala daad-sanaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rasi oo kali ah:
  • Johan Cruyff, ayaa kamid ahaa dad badan oo majeertay farsamada ku qarsoon Kluivert oo ay dad badani ku tuhunsanayeen xaalad ciyaareed oo rasiim ah.
  • Marar fara badan waxa dhacda inaan lacagta laga qaado qurba jooga aan loo jarin rasiidka lacag qabashada, taas oo loo malaynayo inaanay ku wada dhicin khasnadda dawladda.