Qeexid

Wax la raseeyay ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rasaysan oo kali ah:
  • Mar kale ayuu Madaxyuubku is laba-rogay oo uu baadhay sanduuqa xil sugayaasha, kuna arkay xildoonadii Qaranka oo rasaysan oo ay ku jiraan rag bidaar leh, iyo qaar basaasyo hore ahaan jiray.