Qeexid

ld rasayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rasays oo kali ah:
  • Sidaa markaan leenahay waxaan niyadda ku haynaa inay horyaalaan dhammaan qaybaha aan soo xusnay howlo waa wayn oo is dul rasaysan, ayna ku mashquul san yihiin sidii ay u kala horaysiin lahayeen, gaar ahaan Dowladda Kumeel gaarka ah ee Cusub.