Qeexid

"eeg rasaasee. ld risaasayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rasaasayn oo kali ah:
  • Israsaasaynta ka dib ayaa waxaa aaga soo gaaray ciidamo dheeri ah oo ka tirsan Hizbul Islam iyadoo dagaalkii uu sii balaartay.
  • Buuq iyo muran xoog leh oo goobta ka dhashay ayaa waxa uu sababay is-rasaasayn dhexmartay ilaalada Cadde Muse iyo ciidanka Booliiksa.