Qeexid

"Xabbad."

Qeexid Xigta

Macdan ka samaysan naxaas iyo maar. ld risaas.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rasaas oo kali ah:
  • Ciidamada Booliska Boosaaso oo Xalay Rasaas ay sababtay Dhimasho iyo Dhaawac.
  • Waxaa ku dhintay dagaaladii koobnaa ee maanta 5-qof, iyadoo ay sidoo kale ku dhaawacmeen 10-qof oo kale, kuwaasoo la sheegay inay ahaayeen dad shacab ah, kuwaasoo ay madaafiicda iyo rasaastu ugu tagtay qabo Bakaaraha ka mid ah.