Qeexid
ld rarooyo.
ld rarooyo.
magac / noun
Lab / masculine
urur / collective
m.dh.u
Qeexid: Awrta la rarto. ld raroy.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh.u
Qeexid: Gogol caws ka samaysan.
Qeexid Xigta: Laba kuus oo baruur ah oo dhabarka gorayada ku yaal oo subag la isku daweeyo laga shiilo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Xamuul gaadiid saarasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: R. ah: awr muddo dheer raray ahaa oo aad caato u ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Gaadiid culaab saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Culaabta gaadiidka la saaro; xamuul.
Qeexid Xigta: Hannaanka gaadiid culaab loo saaro.
Qeexid Kale: Qaadka ama mugga gaadiid yeelan karo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax raran muddo yar dhexgelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld rarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Wax meel sare saarasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Ciid kulul.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -rmay, -rantay
Qeexid: Gaadiid wax culaab la saaray noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Gaadiid wax culaab la saaray ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld raris, rarmo.