Qeexid
R. ah: awr muddo dheer raray ahaa oo aad caato u ah.
R. ah: awr muddo dheer raray ahaa oo aad caato u ah.
magac / noun
Lab / masculine
Khabar / predicate
m.l.u
Qeexid: ld rarooyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: R. ah: nafley koritaanka ka xumaaday.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -shay, -shtay
Qeexid: Nafley koritaan ku hagaasid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.u
Qeexid: Awrta la rarto. ld raroy.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh.u
Qeexid: Gogol caws ka samaysan.
Qeexid Xigta: Laba kuus oo baruur ah oo dhabarka gorayada ku yaal oo subag la isku daweeyo laga shiilo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Xamuul gaadiid saarasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Gaadiid culaab saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Culaabta gaadiidka la saaro; xamuul.
Qeexid Xigta: Hannaanka gaadiid culaab loo saaro.
Qeexid Kale: Qaadka ama mugga gaadiid yeelan karo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Xabbad baaruud kala firirta leh oo lagu laayo shimbiraha iwm.
Qeexid Xigta: Qa-raaxad ka kooban xaashi adag oo ay baaruudi ku jirto oo inta badan iidaha iyo xafladaha la rido.
Qeexid Kale: R. ah: bunduqa lagu rido xabbadaha rashta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]