Qeexid

"Gogol caws ka samaysan."

Qeexid Xigta

Laba kuus oo baruur ah oo dhabarka gorayada ku yaal oo subag la isku daweeyo laga shiilo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raro oo kali ah:
  • Wafdiga ra'iisul wasaaraha ayaa waxaa ka mid ahaa Wasiirka Amniga, wasiirka boostada iyo Isgaarsiinta iyo wasiiro kale, lamana kulmin wax weeraro ah markii ay ka dageen garoonka diyaaradaha Muqdisho.
  • Ugu yaraan 9-qof oo ay ku jiraan askar ka tirsan ilaalada Villa Somalia ayaa ku dhaawacmay weeraro madaafiic ah oo lala beegsaday Madaxtooyada Somalia iyo kuwo jawaab ahaan oo ku dhacay Suuqa Bakaaraha.