Qeexid

"ld rarid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raris oo kali ah:
  • Dadkaa markii la rarayey ka hro intii aan raristooda la bilaabin inta gobolka GONDAR laga soo qaaday ayaa la soo dejiyey xaafad Adis-ababa ku taal, halkaas oo Teendhooyin looga sameeyey.
  • Asalkaba, hawlaha ay shirkadaha noocan ahi qabtaan waxa weeye, rogista iyo rarista diyaaradaha, sidaa darteed maadaama ay shirkadaha handalinku la wareegayaan hawsha rogista iyo rarista Madaarada.