Qeexid

"Culaabta gaadiidka la saaro; xamuul."

Qeexid Kale

Qaadka ama mugga gaadiid yeelan karo.

Qeexid Xigta

Hannaanka gaadiid culaab loo saaro.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rar oo kali ah:
  • Weerarkan wuxuu muujinayaa in khatarta ka imaaneysa argagixisada aysan weli dhammaan oo ay jiraan dad weli doonaya inay carqaladeeyaan horumarka ay shacabka Soomaaliyeed ka sameeyeen dhinaca nabadgelyada.
  • Lama soo sheegin wax qasaare ah oo soo gaarey ciidamadii la weerarey iyo kooxihii weerarka geysanayey oo aan la aqoonsan.