Qeexid

Urur xiddigo ah gu'ga soo baxa ka kooban toddoba lana kala yiraahdo: godin, listan, lixo, cadaad, aqaalli-guduud, aqaalli cad iyo afaggaal.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raqo oo kali ah:
  • Axmad ayaa sheegay inay dadkaasi Jeebabkooda laga helay waraqo-aqoonsi ay-na garteen inay ka soo jeedaan Dalka India.
  • Ku cadaadin waalidka in almahoodu ay wax akhriyaan mar walba, iyo iska dhaga tir in ilmuhu u baahan yahay in uu qaato wakhti firaqo ah, waxay keeni kartaa in ilmuhu ay karhaan/nacaan wax akhriska.