Qeexid

"R. ah: wax qiimaha lagu gadayo yar yahay."

Qeexid Xigta

R. ah: hadal murti iyo macno yar.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raqiis oo kali ah:
  • Sheekhu, wuxuu sheegay inaysan jirin wax hanjabaadyo ah oo uga yimid dalka Mareykanka, kuwaasoo ku saabsan in lagu darayo liiska xubnaha argagaxisada ee caalamka, wuxuu ku tilmaamay hadalladaas kuwo raqiis ah.
  • Qanduur wuxuu diiday eedaynta loo soo jeediyay oo uu ku tilmaamay mid raqiis ah oo aan wax cadaymo ah loo hayn.