Qeexid

"Geed dheer, caleemo yaryar, oo dhalo miro quullaha u eg oo dhanaan; xamar."

Qeexid Xigta

Miraha geedka raqayga.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raqay oo kali ah:
  • Mar kaliya ayaa barbaarkii sida carruurta beerraqay, markii gacalisadiisii dhankii eegmadiisu u badnayd ay ka soo baxday.
  • So ah kuwaas oo lagu faraqay suuqayada Puntland.