Qeexid

"Warqadaha turubka inta sawirka leh iyo yeekaha."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ran oo kali ah:
  • "Baabuur lagu raray raashin kala duwan ayaa naloo diiday inaan saakay dekeda kala baxno, sababtana waxaa lagu sheegay muran ka taagan dekeda" ayuu yiri mid ka mid ah gaadiidleyda ka shaqeeya dekeda Muqdsiho.
  • Si kasta wax haw jireene ragii aynu daba fadhiisanay may qaadin toobiyaha qaranimadda lagu hanto, taasina waxay sal dhigaysaa in hawlgalkeenu aanu ka duwanayn kii shisheeyuhu ka aas aasay ciideena.