Qeexid

Caws yaryar, jilicsan oo dhulka ka soo baxda marka roobku da'o.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ramaas oo kali ah:
  • Oslo(Ramaas) May17, 2010 – Tartamo kubada cagta ah oo lagu xusayey maalinta gooni isutaaga Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa shalay oo dhan ka socday garoon ku yaal badhtama Oslo.
  • Shube waxaa lagu wada xasuustaa curintii suugaanta nooca jacbuurka loo yaqaan sida "Roob magaalo ku hooray ramaas soo bixin maayee laamiguu raftaa."