Qeexid

"Meel sare oo ku taal dusha geed, dhismo iwm oo wax la saarto ama la fuulo."

Qeexid Xigta

Meel ciriiri ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rako oo kali ah:
  • Aqoonta: Dadka reer Latvia waa dad dhaamaan tood aqoon leh sida lagu shaaciyay tirakoob lagu sameeyay dadka reer Latvia.
  • Haddaba, waxaa durbadiiba Xukumaddu ku tallabsatay in la tirakoobo shaqaalaha iyo ciidamada Dawladda, si loo ogaado inta dhab ahaan ka howlgasha hey’ad walba oo dawli ah, dabdeena la jaangooyo inta wasaarad ama hey’ad waliba u bahaan tahay.