Qeexid

"Shay xubnihiisu kala daadsan yihiin isku xirxirasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rakibo oo kali ah:
  • Interkan, ayuu sheegay in ay muddo ku talajireen balse iminka ay suurtowday in la rakibo kadib markii ay yimaadeen farsamayaqaanadii xir-xiri lahaa qalabka.
  • Shirkadaha ayaa waxaa magaalada Bosaso ka qorteen ciidamo maleeshiyaad ah islamarkaana kala soo dagay gawaari kuwa qoryaha lagu rakibo.