Qeexid

"Qalab, wax la rakibay ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rakiban oo kali ah:
  • Dalladu waxay samaysay koox wacyi-gelin ah oo isticmaalaya Baabuur ay ku rakiban yihiin Makarafoono, kuwaas oo dadka ku wacyi gelinaya in si dhakhso leh loogu qaado goobaha Caafimaadka qofkii lagu arko Shuban biyoodkaas.
  • Jul 2010- Ciidamadamada Booliiska dalka Uganda ayaa sheegay inay xalay ka heleen goob lagu caweeyo jaakad ay ku rakiban yihiin waxyaabaha qarxa..