Qeexid

"Qalab xubnihiisu kala daadsan yihiin ama isku daadsanyihiin la isku xirxiro."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rakib oo kali ah:
  • Kulayigye oo u warramayay wargeyska Daily Monitor ee kasoo baxa dalka Uganda ayaa sheegay in qalabka Raadiyahan cusub durba la geeyay Muqdisho, maalmaha soo socdana la rakibayo.
  • Iftiiminta magaaladda: Waxa amaan iyo bogaadin leh wakaaladda korontada Hargeysa oo si fiican u taxday kaabadaha qaada laydhka, sidaa darteed waa inay ku rakibto khashaafadaha waaweyn ee wax ifiya.