Qeexid

"Xoolo biyo cabbiddooda ka kamiin jabay marka labaad ee ay ku laabtaan. ld rakaadid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rakaad oo kali ah:
  • Ma Noole ( Ingiriis : Non-Living Thing) waa wax walba oo billaa naf ah, aan xarakaad samayn karin isla markaasna laga hello oogada dhulka ama meere kale.
  • Sidoo kale xisbiga UCID ayaanay isna xafiisyadiisa ka socon wax dhaq-dhaqaaq iyo xarakaad siyaasadeed ahi.