Qeexid

"Bir ka lalmata kooraha labadiisa dhinac midkood."

Qeexid Kale

Dad gaadiid raacay.

Qeexid Xigta

Qoryo ceelasha afkooda lagu sameeyo si loogu shubo ama loogu galo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rakaab oo kali ah:
  • Rakaabkii ka badbaday masiibadan ayaa sidoo kale sheegey inay dhagar-qabayashas aysan dib ugu soo laaban, iyaguna ay bada ku jireen 18-maalmood iyagoo aan helin cuno iyo biyo.
  • Dadka dhintay ayaa waxay isugu jireen 5-dumar ah, 4-rag ah iyo 2-caruur ah, waxaana ilmaha ku dhintay shilkaas ka mid ahaa wiil da'diisu ka hoosayso 1-sano, dhamaantoodna waxay ahaayeen rakaabkii gaariga.