Qeexid

"(-oobay, -owday; -oobi) Ilmo yar rajo noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rajow oo kali ah:
  • Kooxaha heshiiska diidan ayuu Shariif ugu baaqay inay soo raacaan heshiiska, isagoo xusay inay tahay in lagu kalsoonaado, isla markaana aan la saadaalin wax aan dhicin, isagoo sheegay inuu aad ugu rajoweyn yahay fulinta qodobadii heshiiska.
  • "Saacadaha soo socda ayaan ku rajoweynahay in lasii daayo labadan xildhibaan oo muddo bil ku dhow xirnaa" ayuu yiri Xildhibaanka shirka jaraa'id ku qabtay Muqdisho, kaasoo sheegay inay tagi doonaan Muqdisho.