Qeexid

"Ilmo yar-yar oo hooyadood dhimatay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rajo oo kali ah:
  • Aweys, wuxuu sheegay in isagu shaqsiyan uu ku rajoweyn yahay in shirkaas ka furmaya Yemen ay kasoo bixi karaan is faham mar kale dhexmara xubnaha Isbahaysiga ee uu khilaafku soo dhexgalay.
  • Hay'adda ayaa sheegtay in falkaan uu noqonaya kii ugu horeeyay oo saraal darajo sare leh looga dilo Somalia tan iyo sanadkii 1993-kii, inkastoo shan ka mid ah darawalo hay'adaas u shaqeynayay la dilay tan iyo bilowgii sannadkaan.