Qeexid

"Ilmo yar rajo ka dhigid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rajee oo kali ah:
  • Wasiirka Arimaha gudaha Somalia iyo Madaxa Gobolka Banaadir ee Al-shabaab ayaa si kala gooni-gooni ah ugu duceeyay dadkii ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay dagaalada u dhexeeyay, waxayna dadkii ku dhaawacmay u rajeeyeen caafimaad.
  • Shariif wuxuu ugu horeyn hambalyo ku aadan maanta oo dunida Islaamka looga dabaaldagayo ciiddul Adxa u diray shacabka Somalida iyo dadka Muslimiinta ah ee caalamka, isagoo u rajeeyay ciiddan ciidda xigta inay ku gaaraan nabad iyo baraare.