Qeexid
Wiil yar oo hooyadii dhimatay.
Wiil yar oo hooyadii dhimatay.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: Gabar yar oo hooyadeed dhima tay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg rajee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg rajee. ld rejeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-llo, m.l) Bil dayaxeedda saddexaad ee taariikhda Soomaaliga ee u dhexeysa Mowliid iyo Sabbuux.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh Bisha toddobaad ee bilaha carabiga, kana mid ah afarta bilood oo xurmada ku leh diinta Islaamka. ld rejen.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -yay, -ysay
Qeexid: Cid dagaal ama tartan ku guulaysasho.
Qeexid Xigta: Ka r.: cid xaalad liidata oo ay ku jirtay ka soo wanaag-sanaan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld rajannimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Xiniin.
Qeexid Xigta: Dad wada dhalasho ka dhaxayso laan ka farcantay; jilib.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Ilmo yar-yar oo hooyadood dhimatay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Filashada la filanayo wax la heli doono. ld rejo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Dabshidka iyo irridda meesha u dhexeysa.
Qeexid Xigta: Naag naxariis badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Ilmo yar rajo ahaansho. ld rajaynimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: R. ah: nin haya carruur hooyadood dhimatay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -jeeyay, -jaysay
Qeexid: Filasho. ld rejee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-iyiin, m.dh) Qof ka soo horjeeda horumarka nololeed; dibusocod.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dhagax ku dilidda qof sinnaystay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-iyay, -iday; -iyi) Qof nikaax xalaal ah soo maray oo sinaystay dhagax ku dilid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Ilmo yar rajo noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Geed dheer, caleemo yaryar, oo dhalo miro quullaha u eg oo dhanaan; xamar.
Qeexid Xigta: Miraha geedka raqayga.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -jeeyay, -jaysay
Qeexid: Ilmo yar rajo ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]