Qeexid
R. ah: nin aan waxtarin, ninka waxtarka ahna dhaliila.
R. ah: nin aan waxtarin, ninka waxtarka ahna dhaliila.
magac / noun
Lab / masculine
Khabar / predicate
m.dh
Qeexid: Digasho ismuujin iyo faan ku jiro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -gtay, -gatay
Qeexid: Ku r.: ragannimo iyo awood dheeraad ah cid ugu faanid iyada oo lagu diganayo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Dhogor ama baal si xoog ah maqaar uga gurid.
Qeexid Xigta: Laf hilib ka dhammeyn.
Qeexid Kale: Maro dun ka bixin. 4. Ka r.: qof ciidan ka tirsan garaaddo ka qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.u
Qeexid: Koox dad ah oo lab.
Qeexid Xigta: R. ah: qof karti iyo awood dheeraad ah leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg ragrago2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -caday, -catay
Qeexid: Taayar maro iwm karin saarasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Taayar, maro, iwm wax karin saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.u
Qeexid: Timo si xun loo xiiray.
Qeexid Xigta: Ganka ay yeeshaan maro, derin iwm.
Qeexid Kale: Cad-cad ka haray wax la kala googooyay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Timo, dhogor iwm si aan sinnayn u xiirid.
Qeexid Xigta: Waraaq, maro iwm cadcad yaryar u googooyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld raqle.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]