Qeexid
ld raqlee.
[-leeyay, -leysay]
f.mg2ld raqlee.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld raqle.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld raqleyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: ld fadallee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Labada lugood oo isku duuban oo kol ama ka badan boodid.
Qeexid Xigta: Timo haween si rable ah u samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Gammaan raqle samayn. ld raglee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.u
Qeexid: Koox dad ah oo lab.
Qeexid Xigta: R. ah: qof karti iyo awood dheeraad ah leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Ramal dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Rabrab u ordid (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Wadne aad u dhaqdhaqaaqid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Shigshigid. ld haghag2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -caday, -catay
Qeexid: Taayar maro iwm karin saarasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Taayar, maro, iwm wax karin saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -seeyay, -saysay
Qeexid: Alaab si habaysan isu dul saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -jeeyay, -jaysay
Qeexid: Ilmo yar rajo ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -jeeyay, -jaysay
Qeexid: Filasho. ld rejee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]