Qeexid

"Rag ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ragannimo oo kali ah:
  • Yuusuf Xaaji Aadan – geeri iyo nololba ragannimo; Xaaji Aadan Axmed (Afqallooc)- murti aan gaboobayn; Ibraahim Sheekh Saleebaan (Ibraahin Gadhle) – murti iyo dadnimo.
  • Saaxiibadii uu dalka kaga yimid way ku soo daba jiraan, ragannimo ayey soo bidaan, jannada uu ku jiro ayey soo beegsanayaan, isna wuxu taagan yahay allow yaa ku siiya lacagta tigidhka aad meeshan baas iskaga tagtide.